Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.
Xubnaha Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Ee Degmada Xudur ku soo dhaweeyey Maamulka Degmada iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso.
[audio:|http://baidoanews.com/uploads/article/audio/AUDIO_4C1788-06EC6D-3C5EE7-47EAE7-A5D558-D28147.mp3autostart=yes]Waxaa lagu wadaa in Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ay booqdaan Saldhiga,Xarunta Degmad iyo sidoo kale Goobaha Muhiim,ayadoona soo dhaweynta ka dib uu Meel fagaare ah uu kula hadlayMas’uuliyiinta Maamulka Degmada iyo Shacabka Degmada Xudur,waxaana sidoo kale uu gaaridoonaa Degmada Waajid ee isla Gobolka Bakool.
Idale News Online, Xudur.