Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in dib loo doorto dadkii talada dalka hayay shalay markii dowladda Kenya loo saxiixayay badda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaanan carab-baabin shakhsi balse waxa uu ka digay in dib loo doorto shakhsiyaadkii shalay dowladdaasi hoggaaminayay.
Idale News Online, Muqdisho