Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Si weyn ugu hadley amaanka Guud ee Degaanada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoona Amaanay Dagaalka Ciidamada AMISOM iyo Kuwo Booliska Gaarka Ah Ee KGS ay kula Jiraan Maleeshiyada Al-shabab ee soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo