Dhageyso: Madaxweyne Shariif Xasan Oo Baarlamaanka Ka Dalbaday Ansixinta Gudiga Garsoorka

0
265

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa ka codsaday baarlamaanka maamulkaasi iney meel mariyaan gudiga adeega garsoorka.

Gudigaasi ayuu sheegay iney horyaalaan howlo badan oo wax ka qabasho u baahan, sidaasi daraadeedna xildhibaanada looga baahan yahay iney si dhaqsi ah u ansixiyaan.

Sidoo kale xildhibaanada baarlamaanka  koonfur Galbeed ayuu sheegay iney wax ka badali karaan waxna ku dari garaan sharciyada gudigaasi.

Laakiin muhiimada ay tahay in si dhaqsi ah loo ansixiyo gudiga adeega garsoorka, si howlaha u yaala ay u qabtaan.

Gudigaasi oo dhawaan la horgeeyay golaha wasiirada Dowlada KGS ayaa la sheegay iney aqbaleen.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here