Dhageyso: Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaayo” Waxa Ay Dowlada Soomaaliya U Muuqataa In aaney Ixtiraameynin Wixii Aaan ku Heshiiney”

0
196

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo kulan qalin jabin ah maanta ka hadlay ayaa sheegay masuuliyiinta dowladda Federaalka ee Muqdisho inay ka war wareegayaan wada hadal si arrinta la isku hayo loo dhameeyo.

Dhowr jeer ayuu Baaqday wada hadalkaasi oo lagu balan sanaa inuu ka qabsoomo Dalka Turkiga oo horay garwadeen u ahaa.

Waxa uu Siilaanyo mar kale ugu baaqay inay miiska wada hadalka u yimaadaan DF, sidoo kale beesha caalamka ayuu fariin u diray.

Halkan Ka Dhageyso

401px-Ahmed_Mohamed_Mohamoud_Silanyo_-_Chatham_House_2010

Idale News Online, Hargeysa.