Dhageyso: Madaxweynaha KGS Oo Kullan Muhiim Ah La Yeeshey Dhalanyaradda KGS

0
260

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa kulan la qaatey Dhalanyaradda Koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoona kala hadley sidii ay ugu qiib qaadan lahaayeen Nabad galiyadda iyo ka fogaanshaha Fekerka Kooxda Al-shabaab.

fanax

Wasiirka Wasaaradda Dhalanyaradda iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed C/laahi Cabdi Cumar ayaa ka warbixiyey Ujeeda Kullankaas iyo waxyaabihii la isku afgartey.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here