Madaxweynaha maamulka Saddexda Gobo lee Koofur Galbeed Soomaaliya Max’ed Xaaji C/nuur “Madeer”oo Magaalada Muqdisho ku sugan ayaa ka warbixiyey ujeedka uu Magaalada Muqdisho ku soo gaaray.
Madaxweyne Madeer ayaa sheegay in uu u yeeray raisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sh Axmed Max’ed si loo xaliyo Arrinta ka taagan Magaalada Baydhabo.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in uusan u tanaasuli Doonin garabka kale ee uu hogaamiyo Madoobe Nuunoow Max’ed.
Halkan Ka Dhageyso Hadalka Madaxweyne Madeer
[audio:|My Documents\Downloads\Music\C.nuur-Xaaji-Madeer.mp3autostart=yes]