Baydhabo(INO)-Maamulka Lixda Gobolka Ee Koonfur Galbeed ee uu hogaamiye Madaxweyne Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa Ka Soo Horjeestey, Caleema Saarka Madaxweynah Cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Afhayeen U Hadley mas’uuliyiinta maamulka lixda Gobol Ee KoonfurGalbeed oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Kuusoow, Ayaa Dhaliiley Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo Beesha Caalamka.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo