Dhageyso: Maamulka Lixda Gobol oo Ka Cabanaya Tacadi loo geystay

0
213

Afhayeenka Maamulka Lixda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaliya Fowzi Cabdinuur ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey tacadiyo loogeystay Xubno katirsan Maamulkaasi.

Waxa uu sheegay ugu horeyn in dadka taageersan Lixda Gobol aysan waxba kala socon shirka lagu sheegay in lagu dhisayo maamulka Seddexda Gobol ee Dawladu gadaal ka taagan tahay.

Fowzi Cabdinuur waxa uu sheegay in Xerada Meliteriga lagu qabanayo Shirkaasi oo wax saameyn ah ku yeelan magaalada Baydhabo.

Mar uu ka hadlay Tacadi iyo dhibaatooyin loogeystay Odayaal dhaqameed qaarkood Dawlada Federaalka Soomaaliya Xabsiga loo taxaabay shalay inkastoo xalay dib xoriyadoodii u uheleen hadana waxa jira buu yiri dad dhaawacyo kasoo gaaray jir dil ciidanka dawalda ugeysteen ay hadda jiifaan cusbitaalka Magaalada Baydhabo.

Halkan Ka Dhageyo

KGSIdale News Online, Xafiika Baydhabo