Dhageyso: Maamulka G/Sh/Hoose Oo U Digey Ciidanka Isbaarooyin Dhigta Gobolkaas

0
219

Afgooye (INO)- Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Digniin u Diray Raga ku labisan Dareeska ciidanka Dowlada Oo wadooyinka Shabeellaha digtaan Isbaarooyin .

Gudoomiye Ku Xigeenka dhanka maaliyada G/Sh/Hoose  C/fataax Xaaji Cabdulle ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamey isbaarooyinka daadsan Gobolkaas.

Halkan Ka Daawo VIDEO

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Afgooye