Dhageyso: Maamulka G/Sh/Hoose iyo AMISOM Ka Shirey Amaanka Gobolkaas

0
171

Baraawe(INO)- Maamulka G/Sh/Hoose iyo AMISOM Ka Shirey Amaanka Gobolkaas, kullanka ayaa ka dhacey Magaalada Baraawe Ee Xarunta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kullanka waxa qiib galey, Gudoomiyaha Gobolka Shabelllaha Hoose Ibrahim Najax, Gudoomiyha Degmada Baraawe, Gudoomiyaha Dhanka Maaliyada G/Sh/Hoose C/fataax Xaaji Cabdulle iyo General Muhanga oo Ciidamada AMISOM u qaabilsan Gobolada Banaadir iyo Shabellaha Hoose.

Halkan Ka Dhageyso

Wariye C/qaadir Cumar Jubba Idale News Online. Baraawe