Xudur(INO)- Kulun Looga Hadlaayey Xaqiijinta ammanka Guud Ee Gobolka Bokool aya ka dhacay Degmada Xudur Ee Xunta Gobolka Bokool.
Kulunka Ayaa waxa ka qiib galey maamulka Gobolka Kan Degmada Iyo saraakisha kala Duwan saraakisha ciidmada Dowlwada Dhex iyo Kuwa Koonfur galbeed Soomaaliya iyo Urarada Bulshada.
Gudoomiyaha Degamada Xudur Maxamed Macalin Axmed iyo Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Xudur Xuseen Maxamed Axmed ayaa sheegeen in ay kawada hadleen Sidii Loo sugi lahaa ammanka Deganada Gobolka Bokool.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online. Xudur