DHAGEYSO: Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland oo faahfaahin ka bixiyay isbaarooyin ay ka qaadeen qeybo kamid ah gobalkaasi

0
198

Maamulka  Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay ku guulaysteen in dhowr isbaaro ay ka qaadaan  Inta u dhaxeysa Magaalada Gaalkacyo Iyo DEgaanka Cagaaran ee Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha Mudug ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo , Maxamed Jaamac Tiicay ayaa sheegay in  koox ka mid ah  maleeshaadkii isbaarada u tiilay sida uu  yiri.

Waxa uu carrabka ku dhuftay inaysan ogalaan doonin in isbaarooyinka ay siiyaalaan deegaanada gobalka Mudug ee maamulkooda Puntland.

Halkan ka dhageyso:

.

[audio:http://www.markastars.com/news/images/news/2014/05/Maxamed-Yuusuf-Jaamac-Tigey.mp3?_=1|autostart=yes]

Puntland-

Idale News Online.