Dhageyso: Maamulka Degmada Diinsoor U Hanjabey Kooxda Mayalka Adag Ee Al-shabab

0
234

Baydhabo(INO)- Maamulka Degmada Diinsoor Ee Gobalka Bay ayaa waxaa ay shegeen inay qorshaynayaan howlgal gocdoonka looga qaadayo degmadaasi.

Gudoomiyaha Degmada Diinsoor ee Gobalka Bay Maxamed Ibrahim Shig shigow ayaa waxaa uu sheegay in ay diyaarinayaan howlgal wayn oo ay ku doonayaan in go’doonka looga qadaayo degmadaasi.

 Halkan Ka Dhageyso

Audio Player

Idale News Online, Diinsoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here