Dhageyso: Maamulka Ciyaaraha KGS Oo Ka Hadley Kulumada La Ciyaari Doono Maalmaha Ciida

0
353

Baydhabo(INO)-  Maamulka Ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya  Oo Ka hadley Kula mada Laciyaari Doono Maalmaha Ciida Ayaado maalinta berito ay tahay malinta Ciidul fidhriga ayaa waxaa xiriiriyaha ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir  Shariif Xiirow mar Uu wareysi  sinayeey Warbaahinta  Ayaa Waxaa Uu  ka  war bixiyey ciyaraha lagu soo dhaweyn doono maalmaha ciida.

C/qaadir  shariif xirow ayaa waxaa Uu  Udirey ganacsatada iyo shacabka Koonfur Galbeed  in ay taagyeeraan sportska waxaa uu sheegey in aysan heysanin kalmo bulsho.

Ugu dambeyntii C/qaadir  shariif  Xirow Xiriiriyaha Ciyaaraha Koonfur Galbeed  Ayaa  waxaa uu ka Hadley ciyaaraha ka dhicdonaan MagalaAda  muqdisho  Ee Caasimada Dalka. Gobolka  Bay  ayaa waxaa sanadahan  dembe si weyn looga dareemayaa  is Bedel  ku aadan sportska.

Halkan Ka Dhageyso

____________

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.