Dhageyso: Maamulka Bakool oo sheegay inay furayaan Wadooyinka go’doonsan

0
217

Xudur(INO)-Maamulka Gobolka Bakool ayaa sheegay in ujeedka Dagaal ay shalay ku qaadeen Al Shabaab ay tahay in la isku furo Wadooyinka Gobolka ee go’doonsan.

timacade

Hadalkaan waxa uu ka dambeeyay kadib markii Dagaalo ay ku dhinteen in ka badan 10 ruux uu shalay labada dhinac ku dhexmaray Deegaano hoostaga Degmada Waajid.

Al Shabaab ayaa go’doomiyay Wadooyinka gala Magaalooyinka Gobolka Bakool taasi oo adkeysay nolosha, waxii ka dambeeyay markii ay dowladda ay la wareegtay Gobolka.

Maxamed Aadan Maxamed ayaa Warkaan kasoo diray Baydhabo.

Idale News Online Xudur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here