Baydhabo(INO)– Kullan Ay soo abaabuleen odayaal dhaqmeedyo, Dhalanyaro iyo ganacsato oo Looga Hadlaayey Abaaraha Ka jira Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Sidii loo caawin lahaa Dadka ku jira Kaamamka Baydhabo isla markaana dhinac kale Lagana Taagyeerayey Siyaasada Shariif Xasan Sheekh Ee La dhaliiley ayaa maanta Lagu Qabtey Magaalada Baydhabo.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo