Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed iyo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga C/fitaax Ibraahim Geesay ayaa maanta khudbado ka jeediyay Munaasabad tababar loogu soo xirayay Ciidamadii ugu horeeyay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halka Hoose Ka Dhageyso Khudbadihii Ay Jeediyeen Madaxweyne Nuunow Iyo Wasiir C/fitaax Geesay.
[audio:http://www.ishabaydhaba.com/?attachment_id=57266|autostart=yes]
[audio:http://www.ishabaydhaba.com/?attachment_id=57267|autostart=yes]