Dhageyso: Jaamacadda Jubbada Sare Ee Baydhabo Oo Wado Waxbasho Tayeysan, Furneyna Maktabad Cusub

0
354

Baydhabo(INO)-Jaamacadda Jubbadda Sare Oo Ka Mid Ah Jaamacadaha ka  Jira Magaalada Baydhabo Ayaa waxay Wada Dardar galinta Howlaha Jaamacada iyo Wacigalinta Qaybaha Kala Gedisan Ee  Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Jaamacadda Uppper

Jaamacada ayaa Isbuucan waxay furtey Maktabad weyn oo  looga tala galey in ka aqristaan ardeyda jaamacada iyo weliba Bahda waxbarashada Gobolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso

ardeyda Jaamacadda UJU

Idale News Online, Baydhabo