Baydhabo(INO)- Waxaan is Is Bar bar Dhigey ku sameeynayna Hadalada isbiraya Ee Xildhibaan Xasan Macalin Yuusuf (Xasan Black ) oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya Shaley Maanta isagoona maruu Wareysi siinayey IdaleNews.com Daba yaaqadaii sanadii ayuu yiri
“Intii Madxweynahan, Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Wasiiradan ay Jiraan Koonfur Galbeed Soomaaliya ma qaboobeyso”
Halkan Ka Dhageyso Hadalkan Xasan Black Shaley
Xildhibaan Xasan Macalin Yuusuf ( Xasan Black) oo Ee aan wadin mooshinka Xilka Looga Tuuraayo Madaxweyanaha Lagu Eedaayey Xil Gudusho la’aanta iyo dantiis Raadsashada Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa Sheegay in Xildhibaanada wada Mooshinka ay dhan yihin 14 Mudane kuwaasoo Sida uu hadalka u dhigey mar marka qaar ay talamayaan.