Dhageyso: Hay’ada DDG Oo Mashaariic Horumarineed Ka Hergalisay Degmada Berdaale

0
192
Berdaale (INO)- Hay’ada DDG Ayaa  Mashaariic Horumarineed Ka Hergalisay Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay. waxayna degmada Ka hergalisay Wadooyinka Cusub, Xarunta Hooyada iyo dhalaanka iyo Baraago.
Bulshada Ku nool degmada iyo Maamulka ayaa soo dhaweeyey Mashaariicda Kala duwan Ee hay’ada DDG ka fulisey Degmadaas isla markaana waxay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin  howlaha ay qabatey.