Afgooye(INO)- Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Beeniyey War dhawaan Laga Faafiyey, isla markaana uu ahaa in uu Al Shabab u galey.
Gudoomiye C/qani Yuusuf ayaa sheegey in warkaas ay abuureen Ragga jooga Degmada Afgoye isla markaana ay wataan dano gaar ah , isagoona geesta kale uu Dhaliiley Wasaaaradda Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Afgooye