Dhageyso: Gudoomiye Watiin ” Wadooyin Cusub Ayaan Baydhabo Ka Hergaliney”

0
348

Baydhabo(INO) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay C/laahi Cali Watiin oo wareysi Siyey Idalenews.com ayaa ka hadley wadooyink cusub oo la hergaliyey Qaar ka mid ah Wadooyinka Baydhabo isla markaana Maamulka iyo Hay’adaha DDG iyo Ilo ay isku kaashadeen.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga oo uu  la yeeshey Wariyaha IdaleNews Baydhbo Siidi Cali Muuse Maxamed (Ateera).

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here