Dhageyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Badbaadada Saxafiyiinta Soomaaliya iyo Wariyaal Kale Oo Diiday Doorashada NUSOJ

0
388

Baydhabo(INO) Iyadoo dhawaan Magaalada Muqdisho  Ee Caasimada Dalka ay k dhacdey doorasada Ururka Saxafiyiinta Qaranka Ee NUSOJ ayaa waxa ka soo horjeestey isla markaana diidey doorashadaas, Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Badbaadda Saxafiyiinta Soomaaliya Malyuun Sheekh Xayder iyo Wariyaal kale oo badan

Idale News Online, Baydhabo