Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Bay C/rashiid C/laahi Maxamed oo ka hadlaayey Kullan looga hadlaayey Siyaasada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugu Baaqay in ay Ilaaliyaan Waxyaabaha Muqadaska Ah Ee Ay Leeyihiin.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo