Dhageyso: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee KGS Oo Soo Dhaweeyey Xil Ka Qaadistii Ceydiid Ilka Xanaf

0
691

Baydhabo(INO)- Sheekh Axmed C/laahi Fanax Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee  Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ka hadlay wareegtadii dhowaan ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaas oo xilka looga qaaday Gudoomiyiha Maxkamadda Sare ee dalka Ceydiid C/laahi Ilka-xanaf.

Sheekh Fanax ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay soo dhaweynayaan go’aankii uu qaatay madaxweynaha oo uu xilka kaga qaaday Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here