Dhageyso: Gudoomiyaha Jaamacada Koonfur Galbeed Somalia Oo Rajo Giliyey Ardeyda Cusub Ee Jaamacadaas

0
188

Baydhabo(INO)- Isagoo ka hadley Gudoomiyaha Jaamacada KGS Xildhibaan Ibrahim Isaaq Yarow Munaasabad tababar looga soo xirey 20 ardey oo lagu bilaabi doono Jaamacada Koonfur Galbeed Soomaaliya isla markaana mudo 2 isbuuc ah la barayey Casharo La Xariira Gargoosrka iyo Amniga ayaa sheegey In Jaamacadu ay wax dhigayaan Barayaal Caalami ah kuwaaso ka imaanaya Dalka Taliyaaniga.

Gudoommiyaha Ayaa xusey in howlaha waxbarasho ay bilaabmayso doorashooyin  Ka dib.

Halkan Ka Dhageyso