Xudur(INO)- Iyadoo Magaalada go’doosan ee Xudur ee Xarunta Gobolka ay Gaareen Boqolaal Qoys oo ka soo cararey Magaalada Tiyeeglow ayaa waxa uu Gudoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Baaq u direy Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, DFS , Hay’adaha samafalka, Xildhibaanada Ka Soojeeda gobolka iyo Jaaliyadaha Kuwaasoo ka dalbadey in Gurmad deg deg ah ay la soo gaaraan Dadkan tirada badan ee Ku dhibaateysan Xudur.
Home Idale Somali News Update Dhageyso: Gudoomiyaha Gobolka Bakool Oo Baaq U Direy DFS Iyo Hay’adaha Samafalka