Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Waajid Oo Ka Hadley Aminiga iyo Roobab Ka Da’ey Degmadaas

0
337

Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool C/laahi Yariisow ayaa ka warbxiyey Xaalada Degmadaas isla markaana waxa uu sheegey Roob dadka iyo Duunayada ay ku diirsadeen uu ka da’ey Degmadaas.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga oo uu  la yeeshey Wariyaha IdaleNews Baydhbo Siidi Cali Muuse Maxamed (Ateera).

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here