Baydhabo(INO)- Gudi Ka Socoda Gollaha Badbaadda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo horkacayo Gudoomiye Ku Xigeenka” SSC” Idirs Cabdi Takhtar ayaa Maanta Kormeerey Xabsiyadda Maamulka Puntland, kuwaasoo sida la sheegey ay ka buuxaan Dadka Ka Soojeedan Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo