Sarakiisha Maamulka Jubbaland ayaa Faah faahin ka bixiyay Howlgal amaanka lagu sugayo oo maanta ay ka sameeyeen qaar kamid ah Xaafadaha degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Macalin Maxamed Ibrahim iyo Ismaaciil Saxardiid oo ka tirsan Saraakiisha Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe oo Warbaahinta kula hadlay gudaha degmada Kismaayo ayaa sheegay howlgalka in looga golleeyahay sidii amaanka loo sugi lahaa.
[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/Ciidamadda-Jubbaland-Howlgal-Kismaayo.mp3]Idale News Online, Kismaayo