Dhageyso: Ex. Xildhibaan Xaaf Oo Weerarey Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari

0
214

Muqdisho(INO)- Xili Gudoomiyaha Gollaha  Baarlamaanka Soomaaliya loo doortay Prof.Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku soo baxay ilaa 141-cod ayaa waxaa soo baxaya inuu Brof Jawaari Baarlamaankii hore u horseeday Go’aano ay ka dhalatay Mas’uuliyad daro Qaran.

Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaankii hore ayaa sheegay Prof.Jawaari inuu yahay shaqsi wanaagsan hase ahaatee uu Dalka u horseeday inaysan dhaqan gelin Go’aano ay qaateen Xildhibaanadii Baarlamaanka,

Waxa uu si faah faahsan uga hadlay dhaliisha shaqsiyadeed ee Prof. jawaari isaga oo sheegay Axmed Ducaale Geelle Xaaf in Jawaari uu ahaa shaqsi aan dhaqan gelin karin Go’aanada Golaha baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso