Muqdisho(INO)- Kulan ay soo qaban qaabiyeen Gollaha Siyaasiyiintr dada yar Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu taageeraayey Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari sidoo kale lagu soo dhaweynaayey ogolaanshaha in uuu isku soo taago musharaxa gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya.
Kullan waxa ka qiib Galey, Wasiiro, Xildhibaan, waxgarad iyo Siyaasiyiin, kuwaasoo Prof. Jawari ku amaaney waxqabadkii hore.
Eng. Salax Sheekh Cismaan Muuse , wasiirka Howlaha Guud ee dib u dhiska Soomaaliya ayaa sheegey in Prof. Jawaari uu yahay u adeegaha Bulshada Soomaaliyeed isla markaana waxa uu ku amaaney hagaajinta Dastuurka Baarlamanka Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Muqdisho