Dhageyso: Dowlada Koonfur Galbeed oo sheegtay in ay Caawinayso Dadka Tabaaleysan

0
217

Baydhabo(INO)-Wasiirka Arrimaha Gudaha DowladaKoofur Galbeed Soomaaliya  C/raxmaan Aadan Fiqi oo la hadlay  Warbaahinta  ayaa sheegay in Maamulka uu u Gurman doono Dadka Shacabkaa ee ku dhibaateysan Gobolada  Bay iyo Bakool.

shariif

C/raxmaan Aadan Fiqi ayaa intaa ku daray in Ciidamada Maamulka iyo kuwa AMISOM ay isku furi doonan wadooyinka Goboladaasi ee Al-shabaab u xiran.

Kulan Golaha Wasiirada Dowlada  Koofur Galbeed ay  Shalay  ku yeesheen Magaalada Baydhabo ayaa ku dhawaaqay in Gargaar loo fidin doono Dadka ku nool Degaanada Koofur Galbeed Soomaaliya.

Halkan ka Dhageyso Codka.

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here