Idale Somali News Update Dhageyso: Dowlada Koonfur Galbeed Oo Shacabka Baydhabo Kala Hadashay Amniga By News-Editor - March 3, 2016 0 205 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Baydhabo(INO) – Gudoomiyaha gobolka Bay C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa shacabka magaalada ka dalbaday in ay kala shaqeeyaan amaanka, iyadoo ay jiraan dhibaatooyin ka yimaada dhanka amaan darada. Halkan Ka Dhageyso https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2016/03/Warka-Siidi-cali-Muuse-ateera.mp3 Idale News Online, Baydhabo