Dhageyso: Dowlada Koonfur Galbeed oo Sheegday In Ay Weli Wado Howlgal Ay Al-Shabaab Kaga Saaraayso Deegaanada

0
197

Baydhabo(INO)- Xildhibaan Ugaas Isxaaq Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Koofur galbeed Soomaaliya  ayaa ka hadlay howl galada Al-Shabaab lagaga saarao Degmada Waajid oo ka mid ah Deegaanada ay weli joogaan Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in ay ka go’an tahay in ay Al-Shabaab ka saaraan deegaanada ay ka taliyaan Maamulkooda Koofur galbeed Soomaaliya.

Halkan Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here