Dawlada Soomaaliya ayaa waxay beenisay in weli Cudurka Ebola Kiiskiisa lagu arkay qeybo katirsan Gobolka Shabellaha Hoose ee Dalka Soomaaliya.
Dhakhtar Cali Cusmaan Iimaan oo ka howlgala Cusbitaalka Iqra ee Magaalada Muqdisho ayaa ka digay in la qal qal geliyo Shacabka Soomaaliyeed.
Waxa uu dhakhtarku sheegay inay hadii uu jiro warkaan ay dhibaato weyn ku tahay dadka Soomaaliyeed islamarkaana ay dadkeena yihiin Muslimiin istaabashada iyo cuno wada cunista ay wadaagaan.
Idale News Online, Muqdisho.