Dhageyso: DFS oo Amray Shacabka Xamar inay Sameeyaan…

0
182

Muqdisho(INO)- Shir ay iskugu yimaadeen Magaalada Muqdisho Golaha Xukuumada Soomaaliya ayaa waxa looga hadlay dhowr Ajando oo Xasaasi ah.

Waxa kulankaasi xaadiray inta badan Golaha Wasiirada Soomaaliya waxaana laga hadlay Arimaha Siyaasada,Amniga iyo sidii hore Shaqada loogu sii wadi lahaa.

Saxaafada ayaa waxa la hadlay kulanka kadib Wasiir C/raxmaan Ceynte waxaana uu sheegay in ay is xasuusiyeen labo sano guuradii markii ay Xilka udhaarteen Wasiiradu.

Waxa uu Ceynte sheegay in Doorashadii dhacday ay kaga mahad celinayaan cid kasta oo ka qeyb qaadatay Shacabkana ugu baaqay inay dib ugu laabtaan shaqooyinka ayna dabaal degyadii guushii Farmaajo dhalatay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA WASIIR CEYNTE