Dhageyso: Degmada Afgooye Oo Labo Qof ku geeriyootay God Carada laga qodo

0
453

Afgooye(INO)-Labo Qof ayaa ku geeriyootay Degmada Afgooye ee Gobolka  Shabellah hoose caawa fiidkii kadib markii uu la dumay God carada laga qodo sida uu sheegay Qof Deegaanka ah.

14bananas-articleLarge

Cabdi Cali Cabdullahi ayaa sidoo kale sheegay in Sadex kale oo ka mid ah Dadka uu la dumay Godka la badbaadiyay kuwaasi oo hadda uu sheegay inay caafimaad qabaan.

Xili Roobaadka ayaa Dadka Degmada Afgooye waxa ay sameystaan Caro tuur ay uga hortagayaan in Biyaha ay isugu soo galaan Guryaha, Ganacsiga iyo Beeraha si uusan Roobka cagta u marin, Hantidooda.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Afgooye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here