Qansaxdheere (INO)– Gudoomiye Ku xigeenka Degamada Qansaxa dheere Ee Gobolka Bay Cabdule Xasan Saney (Matarfiish) Ayaa ka hadley Xalada Abaarta Ka jirta degmadaas isla markaana waxa uu Baaq Udirey Dowlada Dhexe Iyo Dowlada KoonfurGalbeed Soomaaliya Iyo Haya’daha Samafalka in Dadkan ay La soo gaaran Gurmad deg deg ah.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Qansaxdheere