Muqdisho(INO)-Xilli ay hadda socdaan qorsheyaal lagu sameynayo Maamul Gobolleedyada Soomaaliya ayaa waxa hadana jira dad Saluug ka qaba qaabka loo wajahayo maamulada la sameynayo.
Madaxa Hay’ada Cilmi baarista Ee CRD Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa waxa wareysi uu siiyey Idaacada VOA-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa waxa uu ka hadley sida ay usocoto maamul usameynta Gobollada Soomaaliya.
Waxa uu sheegay Jibriil Cabdulle inay dawlada ku fududaatay dastuurkii dalka oo la meel marin inay ku dhawaaqdo maamul usameynta Gobollada Dalka Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Muqdisho.