Dhageyso: Ciidanka Xoogga oo careysan oo Madaxweynaha iyo xildhibaanada hana dhaafeen ku qeylinaaya

0
179

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliiyeed oo maanta banaanbax caro ku dheehan tahay ka dhigay magaalada Muqdisho ayaa waxay  madaxda dowlada gaar ahaan madaxweynaha ugu baaqeen inuu xilka isaga dego maadaama uu dayacsan masuuliyadii dalka iyo tii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo dalka Soomaaliya u ahaa tiir adag oo uu dalkaa lahaa.

“Ciidanka dalka ma ahan Qaxooti ee waa kuwii tiirka u ahaa difaaca dalkaan, Kuriga madaxweynaha ku fadhiya keenay isla markaasna difaac u ah ee naga tag. Kuwa Barlamaan ku sheeg ahna ma wadaan Mooshin ee waa lacag doon beri ayaadna ogaan doontaan ” sidaasi waxaa yiri mid ka mid ah ciidanka Xoogga Soomaaliyeed oo careysan.

Dhageyso Ciidanka oo banaanbaxaaya oo ci caro leh uga hor yimid inuu madaxweyne Xasan sii joogo

[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/05/XoogaDalka.mp3|autostart=yes]

ciidanka

Idale News Online