Dhageyso: Ciidamo Dowlada Federaalka Somalia oo ku dagaalamay deegaanka KM 50 ee gobolka Shabeelaha Hoose

0
186

Axad: Nov 17,  2013 (Idale News Online): Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhimatay, tiro kalena way ku dhaawacantay, dagaalo xooggan oo saaka iyo galabta ku dhex maray deegaanka No. 50 ee Gobolka Shabeellada Hoose, ciidamo iska soo horjeeda oo daacad u ah dowladda Somalia. Dagaalkan ayaa dhex maray maleeshiyo daacad u ah gudoomiyaha degaanka Lambar Konton ee maamulka gobolka Shabeelaha hoose  iyo Ciidamada milatariga dowladda Somalia.

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaan diiday in uu ka hordhaco labada beelood ee hufan magaca dowlada ku dagaalamaayo hase ahaatee dadka deegaanka ayaa sheegaaya in dagaal uu salka ku haayo dagaaladii hore gobolka uga dhacey oo mar kale dib deegaanka uga soo cusboonaadey

Dhageyso siidii oo dagaaladaasi ka hadlaaya [audio:http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2013/11/17/310fa22d-252a-4d51-a8bd-a6ff6232e424.mp3]

dagaalkaMarko

Idale News Online