Baydhabo(INO)- Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somalia Oo fariisan ku leh Deeganka Goof Gaduud Buurey Ee Gobolka Bay ayaa waxay Maleeshiyada Al Shabab kula wareegeen Deegano Hoos Yimda Deegnakaasi Oo ay U Jiraan 40 KM.
Ciidamda Koonfur Galbeed ayaa la wareegey Degaanada Ceel dhuun Adeegow, Sarmaan Dheere, Mintaana iyo Ceel-dhooble oo dhamaan ka tirsan Gobolka Bay.
Taliyaha saldhiga Booliska Deeganka GoofGaduud Buurey Maxamed Abuukar Mursal ayaa waxaa Uu Ka warmey Deegnada ay al Shabab ay kula wareegeen .
Ugu dambeyntii Hadalkan Taliyaha ayaa waxaa Uu Ku soo aadeyaa Xili Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somalia Amrey In sida Ugu Dhaqsiyaha Badan loo Furo wadooyinka ay Godoomiyeen Maleeshiyada Al Shabab Oo dagaal adag kula jirto Ciidamada Dowlada Iyo AMISOM.