Dhageyso: CCC Sharma’arke “Hala Dadajiyo Dhismaha Maamulka”

0
194

Dhusamareeb(INO)-Isaga oo ka hadlayay booqasho uu ku joogo Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke, waxa uu sheegay in dowladda ay qaadeyso mas’uuliyada dhaqaalaha ku baxaya Shirka dib u heshiisiinta Mudug iyo galgaduud.

Sidoo kale Cumar Cabdirashiid oo soo hadal qaaday Maamulka loo sameynayo Labada Gobol, waxa uu sheegay in ay loo baahan yahay in si degdeg ah loogu dhaqaaqo dhameystirka Shirka dib u heshiisiinta iyo kan dhismaha Maamulka.

Hadalkaan ayaa waxa uu ka sheegay Xarunta Shirka Dhuusamareeb uu uga soconayo Beelaha Mudug iyo Galgaduud ee Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Dhusamareb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here