Garowe(INO)- Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Hadal Ka Jeediyaay Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Maamulkiisa Ayaa Weeraar Xoogan Oo Dhanka Afka Ah Ku Qaaday Madaxda Puntland.
Cali Khaliif Ayaa Sheegay In Caasimada Puntland Ee Garoowe Ayna Xiligan Ka Jirin Wax Hormar Ah Dhanka Kale Wuxuu Soo Hadal Qaaday Soo Xulista Xildhibanada Cusub Ee Soomaaliya Wuxuu Madaxda Puntland Ugu Baaqay Inay Joojiyaan In Ay Dhagta Wax Ugu Sheegaan Odoyaasha Khaatumo Ka Soo Jeeda
“Xiligan La joogo Magaalada Garoowe Gaajo Ayaa Loogu Dhintay Ha Moodina Inay Taalo Arin Wanaagsan Mana Kaftamayo Wa Xaqiiq Ayuu Yiri Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galayr.