Siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad oo lagu eedeeyay inuu ka midyahay kooxaha qaswadayaasha ah ayaa wuxuu beeniyay inuu arintaasi wax lug ah uu ku leeyahay.
Cabdi Nuure Siyaad oo la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa wuxuu sheegay warbixintaasi inay tahay mid looga been abuuranayo
[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/DHAGEYSO-WAREYSIGA-CABDI-NUURE-SIYAAD-CABDI-NUUR.mp3]Idale News ONline Mogadishu, Somalia