Buurhakaba(INO)- Wararka ka imaanaya Degmada Buurhakaba ee gobalka Bay ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay Biyo la’aan Ayadoo ay jiraan Biyo la’aan Baahsan oo laga soo sheegayo Degaano badan Oo hoostaga Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay.
Odayaasha iyo Waxgaradka Degmada Buurhkahaba ayaa ka hadley Biyo la’aanta iyo horumar la’aanta Degmada Buurkahaba, waxayna ku eedayeen Gudoomiyaha Maamulka Degmadaas.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Buurhkabba