Dhageyso: Beesha Habargidir oo Iclaamisey In Ay Dagaal La Gali Doonto Beesha Biyamaal.

0
236

Odayaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda beesha habargidir ayaa maanta kulan ey yeesheen ka dib ku hanjabey inay dagaal ku saleysan qaab qabiil ay la geli doonaan beesha Biyamaal.

Nabadoon Cali Garaad oo ka mid ah Odayaasha Beesha Habargidir ayaa waxa uu sheegay inay udul qaadan waayeen Beegsi ay beesha Biyamaal ku hayso beesha Habargidir.

Halkan Ka Dhageyso, Codka Odayaasha Beesha Habargidir oo Hanjabayo.

[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/06/habar-gidir-mobil.mp3|autostart=yes]

ciidan

Idale News Online, Muqdisho.