Baydhabo(INO)- Beesha Eemid oo ka mid ah Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa ka digtey Xildhibaanada Doorashada 2016. waxggaradka Beesha ayaa waxay si aad ah u eedayeen Malaaq Amiin Baraawaani iyo Xildhibaan Khaliif Duurey.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Baydhabo